Daabacaad Tayo Leh
Waxaan soo saarnaa PDF-yada, warqadaha, iyo imtixaanaadka tayo sare leh, anagoo bixinna adeegyo daabacaad iyo naqshadeyn dhameystiran.
Click HereKutubo Islaami ah
Waxaan diyaarin iyo hagaajin ku sameynaa Quraanka Kariimka iyo kutubta diinta, si akhristuhu u helo qoraal cad oo tayo leh.
Click HereWax Barasho Gaar ah
Waxaan bixinna koorsooyin English, Xisaab, iyo Scientific Science si loo horumariyo fahamka iyo xirfadaha ardayda.
Click HereOur Clients
Waxaan u adeegnay mid ka mid ah ganacsiyada Muqdisho annagoo ugu adeegnay si sare.




Recent Products
Contact Us
Waxaan jeclaan lahayn inaan kula hadalno.
Fadlan si xor ah ula soo xiriir faahfaahinta hoose.
Get In Touch
- +252 615869500
- aadanstore25@gmail.com
Hours
- Sat-Wed 7:00AM - 10:00PM
- Fri-Thur 7:00AM - 9:00PM
Fadlan buuxi foomka hoose annagana waan ku soo xiriiri doonnaa sida ugu dhaqsaha badan!
Qarunta
Address:
Wadajir, Xalane
Korontada, Jubland
Agagaarka Wadajir Hospital
Adeeggaaga,
Waqtigii ku hel
Hel adeegyo madbacad 15 saac ah – diyaar u ah in aan kuu qabanno daabacaad,
naqshadeyn, iyo hagaajin qoraal kasta!